Hargeysa (WJN)- Boqor Iimaan Warsame oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beelaha Gabooye ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici uu ka reebay Ergadii deegaanka Ceel-afwayn u tagtay daminta colaada ka dhex aloonsan labada beelood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka