Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo ku see jeeda deegaanka Ceel Afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo ku see jeeda deegaanka Ceel Afwayn
July 8, 2018 - Written by Wariye:

KULAN SAYLICI 5Hargaysa(WJN):-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo ka warbixiyay safar uu ugu amba baaxayo deegaanka ceel afwayn waxana safarkaasi ku wehelinaya masuuliyiin ka oo ka tirsan xukuumada talada dalka haysa ee uu gadh wadeenka ka yahay Muuse Biixi Cabdi arinta ceel wayn ayaa ah mid mudooyinkuu ugu dambeeyay soo noqnoqta

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS