|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ma Jiro Ilaa iyo Hada Dal Aanu Heshiis Kula Galnay In Muwaadiniinta Reer Somaliland La Soo Celiyo”.Gudoomiye Xinif
July 6, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somalialnd Cabdikariin Axmed Maxamed Xinif ayaa waxa uu markii u horaysay ka jawaabay warar sheegaya in heshiisyo kala duwan ay Somaliland la gashay wadamada Caalamka oo la xidhiidha sidii loo soo celin lahaa muwaadiniin u dhashay Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|