Hargaysa(WJN):-Golaha barlamaanka somaliland oo wax ka badel iyo kaabis ku sameeya xeerka kufsiga oo in mudo ah golaha horyaaley.
ansixinta xeerkan waxa kala soo gayb galay ururka haweenka ee NAGAAD NETWORK oo u ololeeya arimaha la xidhiidha haweenka waxa ay sheegeen inay aad u soo dhawanayaan xeerkan cusub.