|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo War Ka Soo Saarey Inuu Iscasilayo Gudoomiye Saleebaan
July 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay warar ay warbaahintu qortey oo sheegaya in gudoomiye Saleebaan dhawaan is casilaayo. Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in aanu ilaa hada ogeyn in uu gudoomiye Saleeban Iscasilaayo , hadii uu iscasilaayo-na uu yahay isagu qofka koowaad ee ogaan lahaa balse ay wararkaasi yahiin qaar aan waxba ka jirin gudoomiyuhuna golaha u fasax kaga maqan yahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/meGo6v7gOfg
Related posts:Khilaafka Wasiirka warfaafinta iyo Maareeyaha Telefishanka qaranka oo ay la kala safteen Madaxtooyad... DAAWO; Haween Waynaha Somaliland Oo Magaalada Hargeysa ku Qabtay Xaflad Balaadhan Lagu Soo Dhawaynay... DAAWO;-Wasiir Ku Xigeenka Caafimadka JSL Oo Ka Qayb galay Adeegyo Caafimaad Oo Lacag La,aan Ah Loo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|