“Dhulkii Somaliland Maps ayaa loo samaystay” Eng Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dhulkii Somaliland Maps ayaa loo samaystay” Eng Faysal Cali Waraabe
July 31, 2018 - Written by Wariye:

Hargaysa(WJN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaarid ka ah ee UCID oo sheegay inay maamulka soomaaliya ay dhulka somaliland u samaysteen (Maps) ama jiheeye.

isaga oo hadlkaiisa sii wata ayaa waxa kale oo uu ka hadlay shaqaqadii ka dhacay deegaanka CEERYAAN waxana uu uga tacsiyadeeyay dadkii wax ku noqday iyo qoyskii ay dhibaatadu soo gaadhay.

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS