|
|||||
WAJAALE NEWS
Dadka Reer Zimbabwe oo u dareeray codaynta doorashada dalkaasi
July 30, 2018 - Written by Wariye:
Waa markii koobaad ee la qabto doorasho uusan Mugabe ka qaybqaadanaynin tan iyo1980. Emmerson Mnangagwa oo badalay ayaa isku dayaya in uu doorshadan ku sharciyaysto xilkiisa. Ninka tunka wayn ee ay is hayaan Nelson Chamisa oo ah hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee MDC, kaas oo caan ka ah dhallinyarada dhexdooda. Hargaysa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|