|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Isimada Maamulka Punthland Oo Beeniyay Hadal Kasoo Yeedhay Xubno Madax-dhaqameed Iyo Ganacsato Reer Somaliland Ah Iyo Dareenada Ka Taagan,
July 15, 2018 - Written by Editor:Garoowe(W,N) Isimada maamul goboleedka somaliya punthland ayaa waxba kuma jiraan ku tilmaamay hadal kasoo yeedhay qaarkamida madaxdhaqameedka reer somaliland ah oo kasoo laabtay magaalada garoowe sheegayna in ay kawada hadleen arimo kusaabsan colaada labada Dal Iyo Xaalada Deegaanka Tukaraq. Xubnahan Madaxdhaqameed iyo ganacsatada iskugu jira ayaa warkaa ka sheegay markii maanta kusoo laabteen magaalada Hargaysa. Halkan kaga Bogo Warkaasi Oo faah faahsan’; https://youtu.be/gf8Ha9hq8w8 Related posts:Daraasad Iftiimisay Sida Muslimiinta Britain Ku Nool U Arkaan Sawir Kartoonnadii Lagu Baahiyay Warge... DAAWO: Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Wadahadalkii Dawlada Somaliland Iyo Koox... “Waxaynu Ugu Baaqaynaa Xukuumada Jirta Iyo Kuwa Soo Socdaba In Umadda Loo Raadiyo Aqoonsi Iyo Midnim... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|