Daawo: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Maayarka Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Maayarka Burco
July 26, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN) – Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa waxa ay jawaab adag ka bixiyeen hadalo ka soo yeedhay Maayarka magaalada Burco iyo Xildhibaanada golaha deegaanka Burco, kaas oo ahaa in cashuurtii dalku u xidhan tahay gobolada galbeedka Somaliland gaar ahaan gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS