DAAWO-; Wasiirka Madaxtooyada Iyo Maalgashiga Dalka Jabuuuti Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO-; Wasiirka Madaxtooyada Iyo Maalgashiga Dalka Jabuuuti Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland.
July 4, 2018 - Written by Editor:

JABUUTI (W,N) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Iyo Maalgashiga dalka jabuuti ayaa qaabilay wafti wasiiro ah oo ka socday Somaliland islamarkaana dalka jabuuti kaga qaybgalayay shir Caalami ah oo ka furmay  jabuuti waxaana kulan ku Weheliyay Wasiirada beeraha Iyo Maalgashiga Jamhuuriyada Somaliland Safiirka Somaliland ufadhiya Dalka jabuuti.

WASIIRKA JABUUTI

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS