DAAWO; Wasiirka Cadaalada jsl Oo Deeq Mucaawino Ah Gaadhsiiyay Dadka Deegaanka Hadayta Oo Kamida Goobihii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roobabkii Duufaanta Watay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Cadaalada jsl Oo Deeq Mucaawino Ah Gaadhsiiyay Dadka Deegaanka Hadayta Oo Kamida Goobihii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roobabkii Duufaanta Watay.
July 1, 2018 - Written by Editor:

Lughaya(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Iyo  Wafti  uu Hogaaminayo ayaa Deeq Mucaawino ah oo ay soo direen qaarkamida qurba joogta Somaliland gaadhsiiyay dadka ku nool  deegaanka hadayta ee waqooyiga somaliland kaasi oo kamida deegaanadii ay khsaaraha gaadhsiiyeen roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay xeebaha,

hadayta 1 hadayta 2

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS