|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Warbaahinta Oo Su,Aalo Kulul La Boobtay Maayarka Gabiley Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiy,Khilaafka Golaha,Eeda Ucid+ In Uu Iscasilayo!
July 15, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Warbaahinta kala Duwan ee ka Hawlgasha Magaalada Hargaysa ayaa su,aalo kala duwan oo ku saabsan Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Musuq maasuqa Waxka Waydiisay Maayarka Gabiley Xili uu ku suganaa Huteelka maansoor, Sidoo kale maayarka gabiley ayaa wax laga waydiidyay hadalkii dhawaan kasoo yeedhay xisbiga ucid iyo eedihii ay ujeediyeen, Dhanka kale Maayar Amiin ayaa jawaabo kala duwan ka bixiyay safaro uu dhawaan ku tagay dalka Sweden iyo in hadii uu degi waayay khilaafkii goluhu uu shirka qabanayo isla markaana uu kursiga banaynayo. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan iyo Jawaabaha Uu Maayarku Bixiyay. Related posts:Daawo:Masuul Sare Oo Hada Iska Casilay Xisbulxaakimka Kulmiye Iyo Arimo Badan Oo Xaasasi ah Oo Uu Ba... Waa In Siyaasadda Iyo Hayadaha Amniga Dalku Ay Kala Madax Baanaanaadaan Oo Ciidamadu Aanay Laynin Ku... Daawo :-Wasiirka Shaqada IYo Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Oo Ka War Bixiyey Dib U Habayn Lagu Wad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|