|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ku Baaqay In Doorashada Ka Hor Laga Heshiiyo Arinta Saamiga Qaybsiga. Muxuuse Ka Yidhi Kootada Haweenka Iyo Beelaha La Hayb Sooco?.
July 17, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale ayaa golaha kawiilada ku dhaliilay xalka gaadhid la,aanta saami qaybsiga kuraasta golayaasha qaranka. Sidoo kale qoraa boobe ayaa soo jeediyay bulshada somaliland ayka heshiiso arinta saami qaybsiga doorashada ka hor isagoo dhanka ka kale ka hadlay qoondada loo sameeyay haweenka iyo beelaha la qabsooco. Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:Daawo qiso qiiro Badan leh oo Hadii Aad Daawato wax Weyn aad Ogaanayso (War la isu mahayo Aduunka). Hay’adda Xasaraddaha Adduunka Ee ICG Oo Warbixin Ka Soo Saartay Hakadka Ku Yimid Wadahaladii Somalil... DAAWO; Ganacsatada Suuqa Idaacada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dhulka Ay Degan Yihiin Oo Cid Gaara ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|