DAAWO; Marwo faadumo Siciid Oo Xukuumada Ku Dhaliishay Xubnaha Ay Umagacawday Gudida Xuquuqal Iinsaanka, Sheegtayna Inay Yihiin Xisbi Kaliya Iyo Dad Shaqo Loo Waayay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Marwo faadumo Siciid Oo Xukuumada Ku Dhaliishay Xubnaha Ay Umagacawday Gudida Xuquuqal Iinsaanka, Sheegtayna Inay Yihiin Xisbi Kaliya Iyo Dad Shaqo Loo Waayay.
July 8, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Marwo faadumo Siciid oo kamida masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi ku dhaliishay Qaabka ay usoo xulatay xubnaha loo magacaabay gudida Xuquuqal Iinsaanka Somaliland.

Sidoo kale Marwo faadumo Siciid ayaa sheegayn in xubnahi yihiin xisbi kaliya iyo shaqsiyaad loo waayay xil oo meesha lagu soo tuuray,

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/XXgfKMn1VBM

COMMENTS
LINKS