DAAWO; Mareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Jidka Isku Xidha Gabiley Iyo Wajaale Oo Dayactir Lagu Samaynayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Mareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Jidka Isku Xidha Gabiley Iyo Wajaale Oo Dayactir Lagu Samaynayo.
July 30, 2018 - Written by Editor:

Wajaale(W,N) Maareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiinta gobolka gabiley ayaa kormeer Indho indhayna kusoo Maray jidka isku xidha magaalada Gabiley iyo Wajaale oo dayactir lagu samaynayo.

WADADA WAJAALE 1

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS