|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin ka Bixiyay Waxyaabihii Ay Kawada Hadleen Waftigii Qaramada Midoobay Iyo Igad+ Mawqifka Ay Xisbi Ahaan Ka Taagan Yihiin,
July 29, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay wada yeesheen wafti ka socday qaramada midoobay iyo urur goboleedka igad oo dalka iyimid sidii somaliland loogala xaajoo lahaa xaalada deegaanka tukaraq Sidoo kale Hogaamiyaha xisbiga wadani ayaa ka hadlay Mawqifka ay xisbigi ahaan ka taagan yihiin Arimahan; Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan; Related posts:Daawo:Dawlada Isku Taga Imaaraatka Carabta Oo Lacag Buuran Ugu Deeqday Dawlada Taagta Daran Ee Somal... Laba Dumar Ah Oo Ka Mida Ganacsatada Xoolaha U Dhoofiya Dalka Jabuuti Oo Ku Xidhan Lawyo Cado, Xadhi... Af-hayeenka madaxtooyadda JSL, Md. Dhuxul oo ka hadlay Miisaaniyadda 2015-ka ay Ansixiyeen Golaha Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|