Daawo:- (Halkan Aniga Oo Arday Ah Ayaan Joogi Jiray Dadka Deegaankana Aad Baan U Aqaanaa Waa Meel Taariikhiya) Mujaahid Axmed Mire. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:- (Halkan Aniga Oo Arday Ah Ayaan Joogi Jiray Dadka Deegaankana Aad Baan U Aqaanaa Waa Meel Taariikhiya) Mujaahid Axmed Mire.
July 15, 2018 - Written by Editor:

Mujaahid Axmed Mirre Maxmed oo ka mid ahaa saraakiishii S N M ayaa maanta si fiican loogu soo dhaweeyay Degmadda Sheekh ee Gobolka Saaxil waxaana halkaasi kaga hortay dadwayne tirro badan waxaanu ugu mahadnaqay soo dhawayntiisaasi.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
LINKS