DAAWO; Aragtida Shacabka Reer Gabiley Ee Kulanki Faysal Cali Waraabe La Yeeshay Madaxwaynaha Somaliya Farmaajo Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aragtida Shacabka Reer Gabiley Ee Kulanki Faysal Cali Waraabe La Yeeshay Madaxwaynaha Somaliya Farmaajo Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada,
July 23, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Shacabka kala duwan Ee  Ku Dhaqan Magaalada Gabiley ayaa Aragtidooda ka dhiibtay sida ay u arkaan kulankii Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe  la yeeshay Madaxwaynaha maamulka somaliya Farmaajo.

Sidoo kale shacabka reer gabiley ayaa calaamatu su,aal galiyay xiliga faysal cali waraabe xukuumada ka badhay

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS