|
|||||
WAJAALE NEWS
Baarlamaanka Somaliland oo Soo Bandhigay Qaabka Lagaga Bixi Karo Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta Warbaahinta Isla Soo Taaga Hadalada Xambaarsan Xanafta iyo Beelnimada
July 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Somaliland ayaa waxaa mudooyinkii u danbeeyay kusoo badanayay Madax-dhaqameedyada iyo Siyaasiyiinta warbaahinta isla soo taagaya hadaallo xambaarsan xanaf iyo beelnimo. Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed {Cabdiraxman Xoog} iyo Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige {balaaki} oo labaduba ka tirsan baarllamaanka Somaliland ayaa Waxaa ay soo bandhigeen qaabka lagaga bixi karo Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta hadalada xanbaarsan xanafta iyo beelnimada isla soo taaga warbaahinta .
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Cali Guray Oo fashiliyay Ujeedada ka Danbaysa Dagaalka Ay Abaabulayaan Madaxda Punthland Iyo Qorshah... Daawo: Muj" Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Xaalada Caafimaad Ee Fanaanadii Soomaaliyeed Guduudo C... GO,AAMADII GEESINAMADA LAHAA EE XIDHIIDHKA JABUUTI AY KA QAATEEN MADAXWEYNE CIGAAL IYO RAYAALE M/WE... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|