Xukuumada Somaliland oo Ka hadashay Maamulka hawada ee ay Soomaaliya la Wareegtay iyo Talaabada ay qaadayan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka hadashay Maamulka hawada ee ay Soomaaliya la Wareegtay iyo Talaabada ay qaadayan
June 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa sheegay in Dawlada Soomaaliya diiday in Wada Hadal laga galo Maamulka Hawada ee labada Dal oo aanay marnaba diyaar u ahayn xalinta arinta hawada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS