|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo faah faahin Ka Bixisay Sababta Ay u Celisay Diyaarad Dhalinyaro Tahriibayaala Siday Oo Loo Diiday In Ay faydhiisato Madaar Cigaal.
June 3, 2018 - Written by Editor:Hargeysa (W,N) Diyaarad Sidey 50 qof oo Tahriibayaal ah ayaa maalintii shalay aheyd laga celiyey inay ka soo degto madaarka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa . Maareeyaha Haaya’dda Duulista iyo hawda Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley sababta ay diyaaradaas loo diiday waxaana uu sheegay in aaney diyaaradaasi wax ogolaansho ah aaney haysanin. Sidoo kale Diyaar siday tahribayaashan shalay la celiyey oo ka soo kicintintay magaalada Garoowe ayaa maanta loo ogolaadey inay madaarka Hargeysa ka soo degto HALKAN KAGA BOGO MUUQAAKA WARKAN; https://youtu.be/_WnMFZRP7Ww Related posts:Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Shaaciyay In Uu Doorashada Soo Socota Dhisayo Gudoomiye Cirro Iyo Sobobta! Wasiirka Gaashaandhiga JSL Iyo Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Oo Soo Kormeeray Cisbitaalka Ciidanka E... “Waa Gaf In La Yidhaahdo Laga Tiro Badan Yahay Ee Mushkilada Haysataa Waa Quudhsi Iyo Hayb Sooc Joog... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|