|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay bulshada u Cadayso qodobo dareeno Kala duwan abuuray oo Ku jira heshiiskii Itoobiya iyo Somaliya
June 19, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)– Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in ay soo bandhigto islamarkaana bulshada Reer Somaliland u cadayso qodobo dareeno kala duwan abuuray oo ku jiray heshiiskii ay wada saxeexdeen dawladaha Itoobiya iyo Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|