Xisbiga Ucid oo Sharci daro Ku Tilmaamay Kootoyinka Loo Xidhay hawenka iyo beelaha Gabooye Ee Ay Ansixiyeen Golaha Wasiirada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo Sharci daro Ku Tilmaamay Kootoyinka Loo Xidhay hawenka iyo beelaha Gabooye Ee Ay Ansixiyeen Golaha Wasiirada Somaliland
June 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa waxa uu sharci daro ku tilmaamay kulankii golaha wasiirada Somaliland ay shalay isugu yimaadeen ee ay ku ansixiyeen xeerka kootooyinka haweenka iyo ka beelaha Gabooye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS