|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo Xukuumada ugu baaqay inay Si deg deg ah Xabsiga uga Sii dayso Madax-dhaqameed qaban qaabinayay Shirka garxajis
June 21, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa waxa ay Xukuumada Somaliland ugu baaqeen inay si deg deg ah Xabsiga uga sii dayso Cuqaal iyo Madax-dhaqameed ka mid ah beelaha garxajis oo qaban qaabinayay shirka ay dhawaan yeelanayaan beeshaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|