Gabiley (W,N)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa waxa ay eedo culus u soo jeediyeen Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar iyagoo ku eedeeyay in uu musuq maasuqii ugu balaadhnaa galay intii uu ku fadhiyay kursiga Maayarnimo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka