|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Xisbiga Waddani ugu baaqay inay Gudi U Saraan Sababta Kaliftey In Doorashadii Dhacaan
June 10, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Xildhibaan Nasir Cali Shire oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu cadeeyey in ay qurbo jooga Somaliland ee dalalka qaarada Yurub ay aad u kala fogadeen isla markaana waxaa uu sababteeda ku sheegay xisbiga Waddani. Sidoo kale Xildhibaan Nasir Cali Shire ayaa waxaa uu xisbiga Waddani ugu baaqay inay guddi u saran sababta kaliftey in xisbigu doorashadii madaxtooyada ku guuleysan waayo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Gudoomiyaha Kuxigeenka Kowaad Ee Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Heshiiskii Sedexda Xisbi Iyo A... Daawo:Halkuu Ku Danbeeyay Xeerkii Bangiyadu,Qaylo Dhaanta Culimada Iyo Odhaahda Baashe Maxamed Faara... DAAWO;-Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka Awdal, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|