Wasiirka Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedo Loo Jeediyay Wasaaradeeda Iyo Waxa Ay ku Saab Sanayd. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedo Loo Jeediyay Wasaaradeeda Iyo Waxa Ay ku Saab Sanayd.
June 23, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Somaliland marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa si kulul uga jawaabay eedo ay usoo jeediyeen qaarkamida ururada madaxa banana iyagoo wasiirada u eedeeyay in ay kala qaybinayso shaqaalaha rayidka ah

Hadaba wasiir hinda oo arimahan ka hadlaysay ayaa waxba kama jiraan iyo dacaayado raqiisa ku tilmaantay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS