Hargaysa (WJN)- Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf Xawar ayaa waxa uu beeniyay warar sheegaya in Ciidamo ka tirsan Ciidanka qaranka Somaliland ay ku biireen maamulka Puntland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka