|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Somalialnd oo Tababar u Furtay Macalimiinta ilaalin doona Imtaxaanka Shahaadiga ah
June 27, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Wasaarada waxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa waxa ay tababar soconaya laba maal mood u furtay macalimiinta ilaalin doona imtaxaanka shahaadiga ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|