WAJAALE NEWS

Ugaas Cabdirisaq Kowsaar oo ka qayb galay munaasibad deeq lagu gaadhsinayay madarasad ku taal deegaanka Alaybayday

Hargaysa(wjn):-Ugaas Cabdirisaaq Kowsaar oo ka mid ah madax dhaqameedka somaliland isla markaana ka soo jeeda deegaanada galbeedka somaliland ayaa waxa uu ka qayb galay munaasibad deeq lagu gaadhsinayo ardayda wax ku barata madarasad ku taala deegaanka Alaybaday oo ka tirsan gobolka Gabiley

 

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

Exit mobile version