Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland ee Degmada Widh-Widh oo amaro iyo digniino Culus Soo Saaray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland ee Degmada Widh-Widh oo amaro iyo digniino Culus Soo Saaray
June 6, 2018 - Written by Reporter:

Widh widh (W,N)- Taliyaha ciidamada milateriga Somaliland ee Widh widh gaashaanle sare Cabdilaahi Dheere  oo kormeeray taliska ciidamada milateriga ee deegaanka Balicad ayaa waxa uu digniin culus u diray cidkasta oo amaan daro ka wada deegaanadaasi isagoo sheegay in gacan bira wax lagaga qaban doono ciidankuna ay had iyo jeer heegan ugu jiraan sugida amniga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/zb8vcs3rLDo

 

 

COMMENTS
LINKS