Siyaasi Maxamed Saleebaan Wayne oo Xukuumada Muuse Biixi iyo Xukuumadii ka horaysay Ku Eedeeyay in Ay Ka Gaabiyeen Waxka Qabashada Colaada Ceel-afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamed Saleebaan Wayne oo Xukuumada Muuse Biixi iyo Xukuumadii ka horaysay Ku Eedeeyay in Ay Ka Gaabiyeen Waxka Qabashada Colaada Ceel-afwayn
June 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Maxamed Saleebaan Wayne ayaa waxa uu ka hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Sidoo kale Siyaasi Maxamed Saleebaan Wayne ayaa waxa uu ka hadlay colaada soo noq noqotay ee beelaha walaaha ah ee ku dhexmaray deegaanka Ceel-afwayn isagoo xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi iyo Xukuumadii ka horaysay ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen waxka qabashada iyo soo afjarida colaadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS