SIYAASI DR ABDIXAKIN SICIID OO KA HADLAY DAGAALKA TUKARAQ
Wariye:
Hargeysa(wjn):siyaaasi Dr cabdixakiim siciid ayaa si qoto dheer uga hadlay xalada deegaanka tukaraq waxa uuna sheegay in loo baahan yahay dadaal nabadeed oo lagu soo dabaalo dhibatada ka jirta deegaanka tukaraq.