Shaqaalaha Madbacada Qaranka oo Mudahaarad Sameeyey Kana Cabanaya Musharhar La’aan, Fariina U diray Madaxweyne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaalaha Madbacada Qaranka oo Mudahaarad Sameeyey Kana Cabanaya Musharhar La’aan, Fariina U diray Madaxweyne Muuse Biixi
June 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Qaar ka mid ah Shaqaalaha Madbacada qaranka Somaliland ayaa maanta sameeyay dibadbaxyo balaadhan oo ay kaga cabanayaan mushaharaadkoodii oo ka maqan mudo 4 bilood ah waxaanay fariin adag u direen Madaxwaynaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS