Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo Addis Ababa Ku Soo dhaweeyay Wufuud Ka Socda Eritrea+SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo Addis Ababa Ku Soo dhaweeyay Wufuud Ka Socda Eritrea+SAWIRO
June 26, 2018 - Written by Reporter:

Addis Ababa (WJN)- Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa garoonka diyaaradaha ee Bole ee magaalada Addis Ababa kusoo dhaweeyay Wufuud ka socotay Eritrea.

Wafdigan uu hoggaaminaya wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Cismaan Saalix iyo la taliyaha madaxweynaha Yemane Gebreab ayaa dowladda Itoobiya wahadallo kala yeelan doonaa heshiiska lagu soo afjarayo dagaalkii ka taagna xadka labada dal.

 

abiy1 abiy2 abiy3

wafti1  wufuud5 wufuud7 wufuud9 wufuud8  wufuud11 wufuud12

COMMENTS
LINKS