|
|||||
WAJAALE NEWS
Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Munaasibadii Lagu Soo Bandhigay Suugaanta Nabadaynte Ceel Afwayn Iyo Dardaarankii Uu Ka Jeediyay,
June 28, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe) ayaa hadalo dardaaran iyo Dhiiri Galin Ah ka jeediyay Madal Abwaanada Da,dayar ee Reer somaliland kusoo Bandhigeen Suugan kala duwan oo ay Kaga hadlayaan Xaalada deegaanka Ceel-afwayne iyo Dhibta ay leedahay Colaada sokeeye Qoraa boobe Ayaa Dhalinyarada ku hambalyeeyay sida Ay uga dhiidhiyeen dhibta ka dhextaagan dadka walaalaha ah ee ay dirirtu ka dhaxayso. HALKAN KA DAAWO MUUQAL QORAA BOOBE IYO WIXII UU KA YIDHI? Related posts:Khilaafyo Ka Dhex-qarxay Laba Wasiir Iyo Laba Agaasime Guud Oo Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi... Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Suxufi Maxamed Ilig Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Dhawaan Laga S... Madaxwaynaha Jsl Oo Xeer Madaxwayne Ku Dhaqan Galin Wakhti La Bilaabayo Diwaan Galinta Codbixiyaasha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|