|
|||||
WAJAALE NEWS
ONLF oo dhaliishay go’aanka ay dawlada Itoobiya Shidaalka uga Soo Saartay deegaanka Soomaalida
June 29, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Jabhadda ONLF ayaa waxa ay dhaliishay go’aanka ay dawladda Itoobiya shidaalka uga soo saartay Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Hiirmooge oo u waramay Idaacada BBC-da ayaa waxa uu sheegay in iyadoo aan la xallinin is afgaranwaaga muddada dheer soo taagnaa iyo arrinta siyaasiga ee dhexyaalay Soomaalida Ogaadeeniya ku nool iyo Itoobiya in hantidoodii loo gacan dhaafay oo lagu quudiyay dad kale oo Itoobiyaan ah waxaana uu sheegay in ay diidanyihiin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/d5F-A421x-4 Related posts:“Wadamada Geeska Iyo Beesha Calaamkaba Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inay Mar Walba Tixgeliyaan Masiirka Uma... Fanaankii Waynaa Ee C/naasir Macalin Caydiid Oo Xaalad Caafimaad Hada Loo Dhigay Cisbitaalka Wayn Ee... Dawlada Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay Usafraan Somaliya Iyo Qaybo Kamida Somalilan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|