Odayaasha iyo Wax-garadka Degmada Xariirad oo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Ka difaacay Eedo Loo Soo Jeediyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Odayaasha iyo Wax-garadka Degmada Xariirad oo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Ka difaacay Eedo Loo Soo Jeediyay
June 11, 2018 - Written by Reporter:

Xariirad (W,N)- Odayaasha iyo Wax-garadka ka soo jeeda degmada Xariirad ayaa waxa ay jawaab adag ka bixiyeen hadalo ka soo yeedhay Madax-dhaqameed dhigooda ah oo eedo culus u jeediyay Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS