waan idin salamayaa dhamaantiin umadda reer somaliland meel kastood joogtaan sidaynu wada ognahay gobolada galbeedka somaliland waxa ka dhacay arin mucjiso rabaani ah oo aan waligeed hore in noogu dhicin waana aduunyo oo wax waarayaa ma jiro laakiin waa murugo beer xanuun ah anigu wadanka ma joogo waxan ka daawaday TV YADA qof wayn oo waalid ahna waan ahay.
waxan maanta codsanayaa dadkaa maanta jilicsan waxay taagan tahay hayaay mee shicibkii reer Somaliland gudo iyo debadba mee baayac mushtarkii iyo maalqabeenaddii
awalba dumarbaa carcarari jiray iyagiina xagay kadheen dawlada Jabuuti way dadaashay oo soo gurmatay laakiin baahida taal way ka balaadhantahay taas markii abaaruhu dhaceen galbeed somaliland waa meeshii lagu baxsaday maanta dadkaas amarku helay ilaahay ka sakow reer Somaliland bay sugayaan
ducaale dayib
ducaaledayib@gmail.com