|
|||||
WAJAALE NEWS
Mareeyihii Hore Haamaha Shidaalka Oo Eedo Culus Ujeediyay Shirkadaha Haamaha Maamula, Xukuumada Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In lagu Soo Celiyo Gacanta Dawlada.
June 16, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Mareeyihii hore ee Haamaha shidaalka iyo Agaasimihii hore wasaarada diinta iyo awqaafta sheikh saleebaan oo warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay balan qaadyo ay ka baxeen shirkadaha maamula haamaha shidaal ee xukuumadii hore ku wareejisay isagoo eedo culus ujeediyay Sidoo kale sheikh saleeban ayaa ka hadlay shidaalkii xumaa ee lagu shubay kayd ka haamaha shidaalka dhaliilana ujeediyay madaxda shirkada red sea oo iyagu cabasho kamuujiyay xukun ganaaxa oo lagu riday. Sheekh Saleebaan ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi ugu baaqay in maamulka haamaha shidaalka lagu soo celiyo gacanta dawlada . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:WASIIRKA ISGAADHSIINTA OO GOLAHA WAKIILADA LOOGA YEEDHAY KADIB MARKUU SHALAY SOO SAARAY XEER NIDAAMI... Xukuumada Somaliland oo Lagu Eedeeyay In Ay Iibisay Qeybo Ka Mid Ah Dugsiga Maxamud Axmed Cali Xildhibaan Mahdi Buubaa Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Talaabo Deg Deg ah Ka Qaado Abwaan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|