|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Ku-xigeenka Khaatumo oo Sheegay inanay La Midoobin Somaliland
June 19, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Khaatumo Maxamuud Cabdilaahi Cali Caano Nuug ayaa waxa uu ka hadlay dagaaka deegaanka Tukaraq ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya iyo heshiisyadii ay wada galeen Somaliland iyo maamulka Khaatumo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|