Maayar Ku-xigeenka Gabiley oo Ka hadlay baadhitaano hantidhawarka guud Ka Sameeyay Dawlada Hoose ee Gabiley iyo Jawaabo uu Ka bixiyay Eedo Musuq Maasuq oo hore Loogu Soo Jeediyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayar Ku-xigeenka Gabiley oo Ka hadlay baadhitaano hantidhawarka guud Ka Sameeyay Dawlada Hoose ee Gabiley iyo Jawaabo uu Ka bixiyay Eedo Musuq Maasuq oo hore Loogu Soo Jeediyay
June 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maayar ku-xigeenka gobolka Gabilay Cabdi Yuusuf ayaa waxa uu ka hadlay baadhitaano hantidhawrka guud ee Somaliland uu ka sameeyay dawlada hoose ee Gabilay waxaana uu jawaab ka bixiyay eedo musuq-maasuq oo ay hore ugu soo jeediyeen Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS