Maamulka Gobolka Sool oo Beeniyay Warar Been Abur Ah oo Ay Maamulka Puntland Sheegtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Sool oo Beeniyay Warar Been Abur Ah oo Ay Maamulka Puntland Sheegtay
June 7, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanod (W,N)- Gudoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Maayarka Cabdicasiis Xuseen Jaamac ayaa waxa ay been abuur ku tilmaameen warar been abuur ah oo ay maamul goboleedka Puntland ay ka sheegeen Magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/nHM1RHT_UN8

COMMENTS
LINKS