|
|||||
WAJAALE NEWS
Hooyo danyar ah oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Xadhig iyo Tacadi uu Kula Kacay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland
June 17, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN) –Hooyo Ayaan Maxamed Cabdilaahi (Ayaan Juujuule) oo ka mid ah qoysaska danyarta ah ee ku hareeraysan guriga Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland ee ku yaal xaafada Shacabka ee Magaalada Hargaysa ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujisay dulmi, tacadi iyo xadhig uu kula kacay Madaxwayne Ku-xigeenku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/gdb_pGAjX2o
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Kulan La Qaatay Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Kana Warbixiyay ... DAAWO; Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha oo Wareegto kasoo Saaray Lixda Goobood Ee Lagu Mur... DAAWO; Abwaan Daaha Cabdi Gaas Oo Maansada Cusub Ee “Mudaacade” kaga Soo Jawaabay Maansooyinkii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|