|
|||||
WAJAALE NEWS
Hay`ada La Dagaalanka Argagixisadda Ee Dhinaca Internetka Oo Sheegtay Inay Gabi Ahaanba Xidhidoonto Baraha Bulshada Ee Ay Ku Faafiyaan Dacwadooda.
June 8, 2018 - Written by Wariye:
Shir ay qabatay Google ayaa lagu sheegay in 88 kun oo waxyaabo iyo raadad lagu aqoonsado waxyaabaha ay kooxahan faafiyaan lala wadaagay shirkadaha tiknoolajiyadda si ay uga xidhaan adeegyadooda. Nidaamkan ayaa waxa uu ogolaanayaa in gabi ahaan la is hortaago in wax lagu daaboco internetka ka hor xitaa inta aanan la daabicin. Hargeisa Office Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|