|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland oo Si adag uga hadlay Warqad ay Soomaaliya u gudbisay Deeq bixiyaasha Caalamka
June 21, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Guddoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada Somaliland Cumar Axmed Saleeban ayaa waxa uu ka hadlay warqadii ay dhawaan dawlada federaalka ah ee Soomaaliya u dirtay deeq bixiyaasha taas oo ay ku dalbanaysay in qaadhaankii Somaliland sida tooska ah loo siin jiray la soo mariyo dawlada Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|