Guddoomiyaha gobolka Awdal oo Kulan La Yeeshay Hay’addaha dawlada iyo Mamulka gobolka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha gobolka Awdal oo Kulan La Yeeshay Hay’addaha dawlada iyo Mamulka gobolka
June 28, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Gudoomiyaha gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa kulan lagaga hadlayay sidii loogu gargaaray dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay duufaantii ku dhufatay xeebaha waqooyiga Somaliland la yeeshay Hay”addaha dawlada iyo maamulka gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS