|
|||||
WAJAALE NEWS
Geesi La Gartay; Cabdiqani, Waa 16 jir Oo Naftiisa Halis u Geliyey Si Uu Badaadiyo Laba Carruura Iyo Hooyadood,
June 1, 2018 - Written by Editor:Billad-geesi iyo Cabdi-geesi Cabdiqani Xuseen Xasan, waa 16 jir naftiisa halis u geliyey si uu daad uga badaadiyo laba carruura iyo hooyadood, halka laba kalena ay ku geeriyoodeen masiibadii daadkii balliga Qudhac-dheer. Cabdiqani ayaa billad-geesi lagu hor guddoonsiiyey boqaal arday oo ka wax barta dugsiga Qudhac-dheer oo uu ka mid yahay ardayda wax ka barata. Waxa aan u mahadcelinayaa oo hawsha billadda i la agaasimay Aniisa Sabaax, Cabdirisaaq Cisman Fadal iyo Mahad Abdule oo isagu qaybtii hore ee agaasimka na yar daahay, hasayeeshee xagga dambe naga soo gaadhay. Waxa kale oo aan iyagana u mahadcelinayaa Mohamed H. Dirir oo qaabilsanaa agaasimka hawsha ee gudaha iyo Khaalid Foodhaadhi oo diyaariyey warbixin qiimo badan oo uu ka sameeyey billad guddoonsiinta. KA BOGO MUUQAALKAN; Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi Waxa Xukuumadiisa Lagu Ogaadey Inaan Gobolada Iyo Degmooyinka Dalku Iskugu M... Opinion: It Is Time To Crack Down On Tax Evasion By Somaliland Cellular And Internet Providers! Isa Saarka Lugaha Si Isweydaara Kulamada Madaxda & Dublamaasiyiintu Khalad Weyn Ayaa Ku jira!Suxufi ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|