|
|||||
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe oo sheegay in shirkii baydhabo ka dhacay loogu tashanayay Somaliland
June 7, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in shirkii dhawaan magaalada Baydhabo uga socday madaxda Soomaalida uu ahaa shir loogu tashanaayey Somaliland isla markaan hub loogu uruurinaayey maamulka Puntland. Sidoo kale gudoomiye Faysal ayaa sheegay in wax argagixiso la yidhaah-daa aaney ka jirin maamulka Puntland , balse ay tahay mashruuc ay madaxda Puntland dalalka reer Galbeedka ay lacag kaga cunaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Haweeney Xijaaban Oo Loogu Soo Qaylyay Sayigeeda Oo Dhaawacmay Oo Loogu Sii Dayn Waayay Dhakhtarka U... Wikileaks Oo Soo Bandhigay Dedaalkii Daahir Riyaale Ee Aqoonsi Raadista Somaliland Iyo Codsigii Uu M... Wakiilka QM Danjire Nicholas Kay Oo Walaac Xooggan ka Muujisay Rabshadihii ka Dhacay Baarlamaanka S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|