|
|||||
WAJAALE NEWS
Fanaaniin Caan ah oo fariin adag u diray Xukuumada Somaliland iyo maamulka Puntland
June 6, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N)- Fanaaniin caan ka ah dhulka Soomaalida oo ay ka mid tahay Fanaanadii Jilaaga ruwaayadaha Fayruus Sheekh Daahir ayaa waxa ay ka hadleen dagaalka deegaanka Tukaraq waxaanay fariin adag u direen Xuuumada Somaliland iyo Maamul goboleedka Puntland iyagoo ugu baaqay in la joojiyo dagaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/SbA5nG_tltM COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|